Play Speed
  • 0.5x
  • 1x (Normal)
  • 1.25x
  • 1.5x
  • 2x
8 Lessons (1h 9m)
    • 1. Hordhaca kala horeeynta Cashirada Forex

      17:10
    • 2. 1.. Hordhca Forex

      5:02
    • 3. 2..Forex hordhaceeda

      4:54
    • 4. 3.. Taariikhda Forex

      6:44
    • 5. 4..Lacagaha ugu Weeynaha

      10:33
    • 6. 5.. Xamaalatada ugu weyn Suuqa

      11:56
    • 7. 5.Wa maxay BUY iyo SELL

      3:57
    • 8. 6.Waa maxay PIP

      8:53

About This Class

                 Forex  Trading  Qorshaha aan kugu barayo Forex heerka hoose

koorsadan waa koorsadii nooceedo oo kala kubaxdo Luqada Somaliga.waxey kaa  haqab tiri doonaa in aad Cilmigan ugu weyn(Forex) aduunka aad waxbadan kabarato.waxey kuu saamixi doontaa in aad waxbadna kafahanto heerka hoose ilaa heerka dhexe ee Forex trading.

Hadafkeeyga ayaa ah in aad fahanto waxyaabah aas aaska uah in aad suuqani kashaqeeysato inta aadaan qasaaro badan aadan gali ama aadan kudegdegin.

Qodobada uu kakoobanyahy

  • Wa maxay Forex?
  • Taariikhda Forex?
  • Lacagaha ugu awooda badan?
  • Murqata weeynta suuqa?
  • Habka uu ushaqeeyo suuqa?
  • Waqtiyada suuqa furanyahy?iyo waqtiga uu xirmo?
  • wa maxay spread?
  • wa maxay ASk price iy Bid?
  • sidee loo xisaabiyaa lotosize
  • sidee qasaaraha loo kala xisaabiyaa
  • Waa maxay MT4?sideese loo isticmaala?
  • sidee suuq sell loo dhahaa
  • sidee loo BUY gareeyaa
  • waa maxay Tradingview?sideese loo isticmaalaa?
  • iyo waxyaabo badan oo muhiim ah.

dhamaadka videoga waxaad aqoon xoogan uyeelan doontaa sida level 2aad ee Forex loola qabsado.